→lafciise →waxay ku talaa
banka jigjiga waxay u dhaxaysaa magaalooyinka awbare iyo jig jiga
magaalada jig jiga waxay u jirtaa 25 km magaalada awbare na waxay u
jirtaa 40 km
Magaaladu waxay caan ku tahay beeraha iyo xoolaha waxbrashada runtii waa magaalo taariikiya.
Magaaladu waxa ka koobantahay 6 xaafadood oo aad u waaweyn ,magaaladu waxay kacabtaa ceelasha riiga looyaqaan ,dadaka qaarna waxay u gashan qasabadaha qaarna waxaa loogu dhaamiyaa dameeraha
ceelasha riiga waxay ka koo banyihii 7 ceeel halka mid yahaya mid private ah
Xaga kooraanka ama laydhka waxaa ku jira laydhka ethiopia waana habeen iyo dhar
aar kamago,o
Lafaciise waxay hoostegtaa degmada awbare ee gobolka faafan
waxay leedahah
sadex dugsi dugsiga sare iyo ka hoose dhaxe iyo mid saexaad ooo ah 1-4 oo tayadoodu sarayso macalimiin utabo barana le sidaan wx ugaga soo bartaya cabdicasiis cabbaas ka ahaan
sanda kasta waxaa dugsiydeeda ka qalin jaiya ilaa heer jaamacadeee arday gaadhysa 400 ayaa lagu qiyaasaa iyo xarun caafimaad ooo aad uwayan ka na hawl galaan saqaale u tabao baran
waxayna leedahaya wardo sida mida samayasa daqiida amaba furunka

Comments
Post a Comment