gadabuursi iyo samaroon waa laba magac oo kala duwan laakiin dadka qaar waxay u haystaan inuu hal magac yahay .gadabuursi waxaa la yidhaa marka samaroon walaalihii lagu daro , samaroon walaalihiina waa IBRAAHIM SICIID oo ah gobe, JIBRIIR SICIID oo ah jibraacin , CUMAR SICIID oo ah cumar gacalquud, IYO XEEBJIRE SICIID INTAAS WAXAA LA ISKU YIDHAA GADABUURSI. samaroon wuxuu u kala baxaa YUSUF SAMAROON waa curadkii samaroon oo waxaa loo yaqaan habaryeesif, CIISE SAMAROON waa reer ciise, SUBEER SAMAROON iyo MAKADOOR SAMAROON afartaas nin waxaa ay yihiin ilmo samartoon . markaa sidaas ayey u kala duwan yihiin samaroon iyo gadabuursi. samaroon waxaa koriyey walaalkii ka weyn markuu aabihii dhuntay isagoo jira 5 sanno, waxaa kuriyey gobe siciid oo ah curadkii siciid .gobe wuxuu mudanyahay in ilma samaroon ay ixtiraamaan oo ay sharfaan waayo waa aabahood oo kale isaga ayaa koriyey walaalkii samaroon . cumar ...